qormo roob helayoo
oo qaanidee
ee xareedu qarisaad qamareey
quruxdeeda leedahay

qalbi jideeya illahay
qaayo iyo sharaftii
muuqa jira leegtahay
kaama uu qadinine

markan qamar ku eegaba
qabo yaanay laga dayrin

qoortaada dheere haa
lagu qoray cambaadhyada
markaa xagygaa soo qaloocisa
maliqdaa iqabata

qoroxdoo aroorti
qar la soo baxdoo
aan caadku qarinbad
qumanow qaabadeedii ledahay

nabi yuusuf quruxdii
qaadirkan uu siiyay
adna qayb ka wadataayo
qayrkaa ku dhaaftaye

hadaan ladow anfaaciga
adaan kugu qabooba

markad qunyar dhaqaadid
talaabadaad qaade
daymada il qabadka leh
i qoraansi ii tahee
qososha naftayduye

Exit mobile version