VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Layla - Lyrics

Adaa hablaha u sitoo Hankiyo maankaa ku raboo Halbowlaha dhiiga sidayoo Wadnaha adigaa hada saade Hubaal hubaal naftaa ku jecel Haldhaa dumareey Ha igu oran wax ii daranoo Huq iyo ciil la muutee Nolasha adigaa hantiyee Hankaaga ku soor Hiil iyo ii noqo midaan Ku nastoo leylaay Himilada rajada rajadeyda Dhistee leylaay Leyla adaa hablaha ugu sitoo Leyla dumar ugu horeeyoo Leyla macaan kuu helanoo Leyla hab ku so dheh my love Hanashada qalbigeyga iyo Dareenka adaa haga oo Had iyo jeer anaa ku jecel Haldhaa dumareey Hoobaw mira macaan liyo Iga hoo caashaq helee Niyada adigaa hantiyee Hankaaga ku soor Hiil iyo ii noqo midaan Ku nastoo leylaay Hamigiyo rajada rajadeyda Dhistee leylaa Leyla adaa hablaha ugu sitoo Leyla dumar ugu horeyoo Leyla macaan kuu helanoo Leyla hab ku so dheh my love Lyrics by: Abdi deeq
Queue is empty
-- / --