VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Daweey macaan - Lyrics

adaan inayahay ku doonay dooqaygu aduu ku raacay adaan dumar kaa ishaartay adaa wiil yohow ideeqay adaa dagay laabta hoose adaan dusha kaa arkooday dareenka adaa aabuuree dawee macaan dawee naf jacaylku daaray idaji xamar iyo af gooye ceel dheer dalxiisi maalmo damaashaad i dhe cadaado anaa gabadhyahay ku doortay adaan daacad kuu jeclaaday qalbiga adigaa daweeyaa adaa inanyohow dartaada ragoo idil aan u diiday adaan kugu xidhay duntayda
Queue is empty
-- / --