VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Niyaddu way ii santahay - Lyrics

nafbaan sabayaa wax jecel sugoo samirbaan idhaa inuu saxar gaadho iyo sasbaan ka ilaaliyaa seegseegbaan diidayaa sadbaan u hamuun qabaa sansaan naxariisliyo sareedana waan arkaa nabdiga kii aan ku saday qalbiga sooryo uga dhigay ayaa ii soo socdoo niyadu way ii santay naqbaan sahanshaa kalgacal saymiyo roobaan arkaa halkaan salka dhigi lahaa ayaan suuraynayaa intaa waan salalayaa miyaan kula saayiraa saadashaydii wacnayd ayuu ku sifoobayaa
Queue is empty
-- / --