VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cugashada umeel dayo - Lyrics

Cindigaad kutaaliyo Caqligaad kusoornayd Adigaa canaadoo Cidleeyoo fogeeyee Kumaanan cadhoonine Markii aad iciishee Hadaan kaa calool go'ay Maxaa keeney cabashada Lamasii cataaboo Casiis lagama quustee Calafkaaga raadsoo Cugashada umeeldayo ....................................... Anoo caashaq kuuqabay Kuu culay hankugu dheer Ciirsigaan ku biday iyoooo Calmashadii irdhaysey Markaad dookha caasiday Amba kumaan canaanane Dadka lama cusleeyee cusleeyee Caloolyowga igadaa Lamasii cataaboo Casiis lagama quustee Calafkaaga raadsoo Cugashada umeeldayo Lyrics by Cabdi ismacil
Queue is empty
-- / --