VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ilmo - Lyrics

ilmada goboo iga tiri gadhka iga qoysayee geeyada cashaqee dhugtaanyada beertayban dhibteeda ayaan goconayaa nasiib iga gaaxdayo garmaan i godo raadiya gulaan tala saartayo kamaan hadhin guusha wali gargaarka rabaa iska leh aadmiga godob dhigitoy gobood fale wuu arkaa gadoonkiyo waayihiyo wixii hore galbadee aniga garshaa i tidhi ka guur qalbigana ka go ka gaabso gocoshada kashaydaan gabagaba iyo gudoon loo dhigay mar hore marnaba kama gaagaxde gaashankyagaa ka adag gargaarka rabaa iska leh aadmiga godob dhigitoy gobood fale wuu arkaa
Queue is empty
-- / --