VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hankayga - Lyrics

waqtiga tagay tiigsan maayo maalmaha togan taaban maayo tusaale xun qaadan maayo jacaylkaygaa tasoobay naftayda u toosin maayo tashiga badana yeeli maayo haa haa yeeli maayo tabiyo xogaan ogaan tabaalo ku raaci maayo hankaygana toogan maayo horaan ugu turun turooday horaan ugu tacab qasaaray maantana tahbiibin maayo taliyo tusan diidi maayo xigtiyo timi sheegi maayo tubtaan mari seegi maayo jacaylkaan taabi waayay dib danbe u tixraaci maayo talaabo xun qaadi maayo shalay taladii i dhaaftay tawaawac ka dheefi maayo tashuush danbe dooni maayo
Queue is empty
-- / --