VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Muno hagaagsan - Lyrics

dhararka muuqiyo laxaadka dhayaha kugu yaal sunaha dhismaha quruxiyo ilwaadka allaa kuu dhaliyay laxaadka dhabanka godan iyo asluubta hooya kugu dhashay wanaaga kartida dhiirdhiirananta aabod dhaxashad ka raacday muunay waxa tahay dhabeelsan dhamys sharafloo hanuunsan dhulkaad ku kortaad hanaansan ninkaad u dhaxdaa nasiibsan timaha dhabarke ee garbahaa u dhaadhacay qaarka hoose ilkaha dhaydaa cadaanka la dhaygagay qayahaaga dawada dhinto tintaydu dhawaaqa qosolkaaga weeye dhankaad iga joogtid weeye dhaayahu sii jeclaanayaan
Queue is empty
-- / --