cidayduba waa markaad
ciseeyaay faraxsantahoo
caafimaad wuxu ii kordhaa
markii aad caadi tahay
2x

cidhiidhi waxaan galaa
culaysna i saarayaa
cishada aad murugsantahoo
dadka la coloobayaa
cishada aad murugsantahoo
dadka la coloobayaa
2x

markaanad caawiyaay qosleyn
murugo cusubaan galaa
aniga calankaa iga dhaca
aduunbaa ii cuntama
codkaygaa kaa ag shidan
aniga calankaa iga dhaca
aduunbaa ii cuntama
codkaygaa kaa ag shidan
2x

cindigu wuxu ii dagaa
markaad ii calool santahoo
jawigu wuxuu ii curtaa
markaad cidid tahay adiguu
2x

cadaadis waxaan arkaa
canabna dareemayaa
cishada qudha een ku tabo
sidaabaan u caajisaa
cishada qudha een ku tabo
sidaabaan u caajisaa
2x

markaanad caawiyaay qosleyn
murugo cusubaan galaa
aniga calankaa iga dhaca
aduunbaa ii cuntama
codkaygaa kaa ag shidan
aniga calankaa iga dhaca
aduunbaa ii cuntama
codkaygaa kaa ag shidan
2x

Exit mobile version