VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saxan saxo - Lyrics

majeed kale u muuqdoo ruxaan jeenni laga hayne hadana jooga oo maqane allow jaanta yaa dhiga jiinkii ganaaniyo gadan jooyaheediyo dhulka jaaha ugu wacan oo jar intuu helay saxansaxo jacayloo qalbigan mar jiito mar uun juuqda daaya cakuyee jid gooday hadu jaalka aan qabo inan gedo dhex jooga jadku uu mid kaa yahay maad ii jihaysaan oo jidka taaga i gaysaan maxuu ogala jeeda qofkaad jaanis siisaye misana kug wada jikaare allow yaa jarmaado luuq iyo jamaamiyo jilib iyo kismaayiyo dhulka jaaha ugu wacan mar uun yaa dhex joogsada dhulkii aan jeclaayo webiyadu dhex jiifen jubaland yaa mar taga
Queue is empty
-- / --