Anigoo wax badan jirin
Anigoo wax badan jirin
Walbahaar haa walbahaar
Kalgacalbaa igu waabariistee
2x

Wahaadayee nafatydii
Wahaadayee nafatydii
Wahaadayee nafatydii
Wahaadayee naftaydii
Waxa haystaan la yaabee
Wadada iyo gaadhiga
Kama weecanaysaa

Wiilyohoow ku waayee
War miyaanad iga hayn
Wiilyohoow ku waayee
War miyaanad iga hayn
Mise waranka caashaqu
Kaligay haa wareeyoo
Kaligay haa wareeyoo
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay

Wacdaraha aduunkaa
Wacdaraha aduunkaa
I wareerinaayee i wareerinaayee
Wadnahayga inan go,aa
Looga waab sameeyee

Waanada iyo sheekadu
Waanada iyo sheekadu
Waanada iyo sheekadu
Waanada iyo sheekadu
Waxba iima tarayaan
Naftana wehel ku moodee
Ku husiisiyaysee hee haa

Ka wanaaja maad noqon
Ka wanaajiya maad noqon
Ka wanaaja maad noqon
I wanaajiya maad noqon
Mise waranka caashaqu
Kaligay haa wareeyoo
Kaligay haa wareeyoo
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay
Igu wiirsadaa tahay

Exit mobile version