VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Halbowle - Lyrics

miyaad hagran lahayd jacayl hareer mari ruux ku raba halkuu ku haboo wadnuhu miyaad halis kula kacdaa hoheey dhiigga hoorsataaa axxeey dhiigga hoorsataa halbowle miyaad jartaa halkuu boodhari dhigiyo miyaad hodan ila rabtaaa halboowlaha dhiigga habey aduu hayin kuu noqdee hoggaankaa kuugu xiran harraadayee ha iga goooyn ogoow habadaa imaqan hamuun baan kuu qabaa jacayl baa igu habsaday hurdaba hadalkeeda daa halis buu igu wadaa hayaan dheer baan jiraa ogoow hadallada macaan sidii baan u haybiyaaa halboowlaha dhiigga habay aduu hayin kuu noqdee hoggaankaa kuugu xiran harraadayee ha iga gooyn..
Queue is empty
-- / --