VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beydkeenii soomaaliyeed - Lyrics

bilanbaa ahaa qan dhan yoonaya dhibca iyo jabuutiyoo burco iyo hargeysaa heebintii banaadir bulshadii ku taagnayd bohol yoobey kun goor hadaan baaqiga uun helo inaan soo bariidiyo oon soo bogaadiyo ubaahnahee baydkeygii somaaliyeed hadaan baaq helo inaaan soo bogaadiyo ubaahnahee baydkeygii somaliyed bur bur iyo dhibaatiyo balaayiyo qabiiliyo rabow ka baal mari baydkaygii soomaliye dadkaygii somaliyed bilanbaan ahaaa bandar tabyoonayaa waxaad wanaag dalkeenaa heegaan barwaaqiyo biyuhu ay qulqulayaan beenyadu aybaxayso bilicdu ay quruxoontah bishu waabisheenii sanad buuxadeenii soo wada baxoo udabaaldaga beydkeenii soomaliyed dalkeenii somaliyeed
Queue is empty
-- / --