VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Raaliyo haween - Lyrics

raaliyadii haweenkaay raanidii aduunkaay sida ridog doogliyo ramaas baxayoo lagu raysto waayaad nafta raali galisaa rafiiqaygiiyeey waxaan kuu ruxayaa rucub ubax ah oo jacayle kaalay ila raxlee raaxadii naftaydaay raxmad hoortaybaad tahay ana hadafka aan rabo ka reebtoobi maayee inaan raas dagnaabaan u riyaaqsanahay wali
Queue is empty
-- / --