Adaa haweeyaay
Halbow lahaygaay
X2

Adaa haweeyaay
Gobanimo ku hayay
Waad howl badnatoo
Waad ii hilaacdee
Xageen haboonay
Lagaa helaayay x2

Had iyo gorba hurdo
Maseexdoo waxaa
Hubaala inaan wax
X2

Adaa haweeyaay
Halbow lahaygaay
X2

Adaa haweeyaay
Gobanimo kuu hayay
Waad howl badnatoo
Waad ii hilaacdee
Xageen haboonay
Lagaa helaayay x2

Dabaysha howd iyo
Damal hadh waynay

Adaa haweeyaay
Halbow lahaygaay
X2

Adaa haweeyaay
Gobanimo ku hayay
Waad howl badnatoo
Waad ii hilaacdee
Xageen haboonay
Lagaa helaayay x2

Exit mobile version