VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xiligaad ka dheertahay - Lyrics

Xubnaa hadal kaaga Quuta badh baaba Xanuun sanaaya Adigu xiligaad ka Dheer tahay X2 Xaalkayga adoon Waraysan xogtayda Adaan markiiba xabibti Indhaha ka qaata X2 Xidhiidhka wadnaha La leedahay dareen Xaasnimo ka wayne Naftaad ku xisaabsan Tahay taydaad ku Xisaabsan tahay Quruxay naftaad taydaad Ku xisaab santahay X2 Xiliga kala dheerideena Xusuustaadaan lanoolahay Adigu xiligaad ka dheer tahay X2 Waxaad siisaa xanaano Xadiga ugu badan jirkayga Carabku kama xiiso maalin Xarfaha magacaagan Dhowrsan X2 Xidhiidhka wadnaha La leedahay dareen Xaasnimo ka wayne Naftaad ku xisaabsan Tahay taydaad ku Xisaabsan tahay Quruxay naftaad taydaad Ku xisaab santahay X2
Queue is empty
-- / --