VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kal iyo laab - Lyrics

koonaba adaan kuu jeceloo kohashada cishqiga waan la kacaa kufaa adigay kuiyo kow jeer naftani kugu koobantay kaftankaaga way kaalmaysataa kolka aan ku dayo kalgacayl ayaa igu soo kordhee koolkooliyoo ila kori cishqiga xiska kaama goyn qalbibaa ku tama meel kaa tagayn kuma nicin naftii ifka kuu jeclayd qalbi kugu kalsoonbaa kugu lamaan kuligood hablaha kacay kaala baxay adna kaliyo laab igu kali ahaw sida keeno ruug kali reemayoo sidaan ahay ka reeb kuu ololayaa keenada xubiga kurka ii sudhee iga jabi kuraba kalmadaha macaan ee kaarka dhaya ii sii kiniin kax waxaan ahay cishqi kaydsamoo igu laba kacee maana kolnaba kaa maarmi kara kaa maarmi kara
Queue is empty
-- / --