VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nawaal - Lyrics

Asluub iyo dhaqan habeysan adaaa ku hirtoo hogaansan Xishood iyo diin hagaagsan adaaa huwadoo hogaansan Habeenka inaan is arak hugiyo Maryahaa xindhiyo Nafteydaan nafteydaan Hiifayaa hurdana maladoo Hurdana maladoo Maladoo ma seexdee Koobkii koobkii quruxdaa Hablaha Nawaal Adigaa hantiyay Inaasa qof kuu hayoo Inaasa qof kuu hayoo Ha cowryine indhahaa Indhahaa Ka dadoo Howraar murti loo ideeqdaa adaa ku hadloo Yaqaana dulqaad iyo Heyal samaha aduu rabi Kuu hibeeyay Hoobaan dhalataay Hablaha hadii qurux Lagu amaanoo Halbaad halbaad dheer thy dhigaa Hor joogaagaa ideeqoo Idaqayoo Nawaleey ideqee Koobkii koobkii quruxda Hablahaa Nawaal Adigaa hantiyay Inaasa qof kuu hayoo Inaasa qof kuu hayoo Ha cowryine indhahaa Indhahaa ka dadoo.
Queue is empty
-- / --