VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Miirkaygiyee ii soo noqo - Lyrics

hadii aan maruun murugiyo ku baday muraniyo is jiid waxaan ahay makhluuq mar khaldami karee macaan raali noqo ii soo noqo iisoo noqo kaama maarmi karayee noloshaad muhiim u ahayd malyuun la'aantaa madaw iyo waa mugdiyoo mar hadaad indhaha aad u muuqan karin noloshuba ilays iyo ma laha nuur kaama maarmi karoo maankiyo adaa nafta maamushoo mulkiyoo hantee miyirkaygiiyeey iisoo noqo ii soo noqo noloshaa marmar warwarkuba mudo kaa madaysatee muxubooy naftii adi kugu marnayd muhashadii ma dayn qalbigii mudnaa een ka maagi jiray tolow boos mar kale ma ka heli karaa magacaaga sow marwadii lehba kuma muudayoo kuma meerayee
Queue is empty
-- / --