VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Macaan kaalay - Lyrics

intaan maaweelin karo nafta waan madadaaliyee markaan diiday waroo dhan nafta waan madadaaliyee mar hadaanad ila joogin noloshuba macaan ma le ilayn waad ka maqantee magaaladu iftiin ma le meel kastoo xubnahayga ka midaa ku tabaayaa maqnaantaada dhibaysa iga daa mudo dheere maalmahan socda kaalay kasoo muuqo agtayda intaan samir muujin karo nafta waan ku muquuniyee ma yaraysan dulqaadna intaad maqantay dheertahay hurdo kuma ladaayee ma huraankii nolosha sow ma ogid inaad tahay
Queue is empty
-- / --