VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Janno - Lyrics

Janooy wehelkaygiiyey Jawiga farxadee naftaay Yartaan Dunidaba jantaay Xubnahan igu wada jiraay Wuxuu jacaylku iga ba'aa Markaad ila joogta oo Joog dheer jiidhkaygiyeey Rajada jaarbaad utahay Riyada joogtaad ku tahay Naftaad ku jixaasantahoo Wadnaha jeexiisiyeey Jacaylkana adaa iska le Qudhaa adi kula jirtoo Waxaad jiiftaa qalbiga Waxaad jeexatay wadnaha Lubiga adigaa ku jaran Dhabna waan kuu jeclahay Arwaax ani igu jirtaay Jihada noloshaydiiyey Ruuxdaa iigu kaa jirtoo Runbaan adi kuu jeclahay Waxaan naxariis jaqaa Markaad ila joogta oo Joog dheer jiidhkaygiiyey Darajada jaarbaad u tahay Riyada joogtaad ku tahay Naftaad ku jixaasantahoo Wadnaha jeexiisiyeey Jacaylka adaa iska le Qudhaa adi kula jirtoo Waxaad jiiftaa qalbiga Waxaad jeexatay wadnaha Lubiga adigaa ku jaran Dhabna waan kuu jeclahay
Queue is empty
-- / --