VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Agga - Lyrics

Qudhaa raacday qalanjadayda Maankay qaaday qalanjadayda Xiskaa qabilay qalanjadayda Anana u qiray qalanjadayda Qunyar socod weeye quruxsantayda Qolkeeda ideeqay quruxsantayda Qasriga wadnahay degtay quruxsantayda Ooqushuucayquruxsantayda Yartu waa qalanjee aga Quruxdaan ubogee aga Qalbigay sudhantee aga Anigaa ku qancee aga Waa qaali dumar qalanjadayda Waana qiimo badan qalanjadayda Qorqornaanta wacan qalanjadayda Qayrkeed ku dhaaftay qalanjadayda Qumanaa asturanaa quruxsantayda Qoorta udheera quruxsantayda Qisay igu dhex leedahay quruxsantayda Waana qeyb naftayda quruxsantayda Yartu waa qalanjee aga Quruxdaan ubogee aga Qalbigay sudhantee aga Anigaa ku qancee aga
Queue is empty
-- / --