VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Balankii ilaahay cover - Lyrics

Ballankii Ilaahay sharaf kugu habooneey Bilaneey hadaan helin ha’woow guura ii duumin saw badi hablaha qaar biyo kuuma siiyeen sow barkeed adduunyada kaaga ma dhigeen boqor Balse waxaad ogaataa inaan baydi iyo hodan iyo meel barwaaqa ah ugu baaq is leeyahay Badbaaddadii naftaydaay farxaddaan is barannaay niyad lagugu beeraa soo booqo igu tiri sow beel nimco ahi iyo bulsho caafimaad barni inaan ku kulannaa beerkeyga kumaan hayn Balse waxaad ogataaa inaan baydi iyo hodan iyo meel barwaaqa ah ugu baaq is leeyahay
Queue is empty
-- / --