VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Aragsan - Lyrics

aragsaneey tin iyo cidhib idileey aynigii qurux heer ilwaadeey iriqi kaama dhinoo ayadee ma afar ito tobnaadbaa dayax oogada hayaa abuurada ILAAHAY amaantoodu badanaa ubaxiyo udgooneey indhahaad u roontoo qalbigana ilays iyo iftiinbaad u noqotee aynigaagan oo klae nin ayaanlebaa helaa edeb badaneey asalkii soomaaliyeey adeec sharaf lagu asteeyeey iniqi kaama dhinoo ayadee
Queue is empty
-- / --