adimada dhaqaaqiyo dhuuxiyo lafaha
saw jacal iguma dheeraan
dhibtaan aawadaa qabo
saw dhaawac halisoo
dhanka bidix ku yaaloo
igu dheer ima hayo
alla dheeridaayeey
dhulkan maad ku noolayd
ma dhadhaabo culusbaa
inaka dhexyaalo soodhaafi laad haya
waxa dhiiga iga shubay
dhalan rogay naftaydii
garo oo ladhaadhacay
maqalkiid dhagay siga
adoo dhabarka udhigan
ninbaad taye dhuuxoo
dhanbaalada ho uqabo

Exit mobile version