VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xasuustii fatuma - Lyrics

adimada dhaqaaqiyo dhuuxiyo lafaha saw jacal iguma dheeraan dhibtaan aawadaa qabo saw dhaawac halisoo dhanka bidix ku yaaloo igu dheer ima hayo alla dheeridaayeey dhulkan maad ku noolayd ma dhadhaabo culusbaa inaka dhexyaalo soodhaafi laad haya waxa dhiiga iga shubay dhalan rogay naftaydii garo oo ladhaadhacay maqalkiid dhagay siga adoo dhabarka udhigan ninbaad taye dhuuxoo dhanbaalada ho uqabo
Queue is empty
-- / --