jacayl kastaa intibuu
kaw lasoo baxaa
kay ka muuqataa
kaarna kuu hayaa
kalmad kaa dhawraa
kibir bay se moodaan
maxa kalifay dhahaan
iyagoon u kiir galin
makaro hurdo jiifoo
adaan kor iyo hoos
kolay ku raadshaa
adaa kaalmadaadiyo
kaalintaadii gabay

waxaan koonka rag jira
kuli ku kala nool
kaa helay kaligaa
kashkaad iiga taal
xusuustii kulaashiyo
naftii kohoshada dayn
maaa wada kulmiyo
kadeedkaaba keenay
makaro hurdo jiifoo
adaan kor iyo hoos
kolay ku raadshaa
adaa kaalmadaadiyo
kaalintaadii gabay

Exit mobile version