VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacayney ayaamaha - Lyrics

Wacaneey ayaamahan Wakhtigii aan joogniyo Waagii cadaadaba 2× Naftaa ila wadaagtoo Welwel igu abuurtee 2× Anoo wada jirkeeniyo Jecel weheshigeenaa Waxyeeladan ku gaadhaa Wadnahayga damaqdaa La iika wareejee 2× Ma war xuwa tashiiliyo Nacabaa ku weeraray Waadigan is doorshee 2× Walbahaarka dunidiyo Welwelkiyo dhibaatada Weynaa abuuree 2× In kastoo wanaag jiro Marna laguma waaree 2× Waan kuu eganaayoo Aduun waa u sutee 2× Waaxadaydii midigeey Caasahaqbaa i walfinayee Iga raac iga raac Ha iga raacin waayaha 2× Ma war xuwa tashiiliyo Nacabaa ku weeraray Waadigan is doorshee 3× Waadigan is doorshee Waadigan is doorshee Waadigan is doorshee
Queue is empty
-- / --