VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Arooskeena mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Arooskeena

dhadhan baan ku haya
dhabtaan ku haystaa hadal kaad dhahdana dhageestaa oo waan dhabeestaa

kuwa kale call kaan ku dhageestaa kaligaa baan kugu dhameestaa wan ku soo dhawaystaa waan ku dhowrtaa sharma waan kugu dhaartaa

dhaayaha markan tusaa waa dhalala waan kugu dhamanaa waan kuu dhawaanaa kugu soo dhaqaqaa kugu dhagnaana waan kuu imaana maanka la aantaa ani waa dhamaanaa
dhaqankaaga dhag kii ku dhibaa dharbaaxo bac
haduu dhacayaa aroos keena dhawaan baan dhigayaa
dadkoo dhan wuu noo kacayaa maanka macan wan ku dhaqayaa

inta iga dhineed adaa dhameestiray waxan u dhafraba ii dhabeeyoo asaagay adaa idhaafiyay
sida dhiiga igu jira ama dhuuxa adaan kugu dhaqaaqaa dhakhtar kale maba lihii adaa idhaya ubad kuu dhalayaa

dhuubo tik tok aan kula duubo
idhunko kuwa kale ka dhuumo
ha igoynin jecelka mel xun intu igeenin hana kala goynin yaan ku waayin oo baybi ooynin
subixii maanka idheh guud morning aa good morning

dhadhan baan ku haya
dhabtaan ku haystaa hadal kaad dhahdana dhageestaa oo waan dhabeestaa

kuwa kale call kaan ku dhageestaa kaligaa baan kugu dhameestaa wan ku soo dhawaystaa waan ku dhowrtaa sharma waan kugu dhaartaa

codkii Sharma boy