VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sirta jacaylka - Lyrics

Haddii samarkuba wax keeno Dulqaadkuna uu sad buuxsho Sasabo lagu helo wanaagga Anaa sanadahan kudaalay Anaa sadrigiyo quluubta Kusoora waxaan filaayay Naftaan seetada kudaashay Sidaan rabay weli magaarin Midkaan u saboolay waayo Hurda uga sara kacaayay Miyaa igu sahashanaaya Waxaan silcayoo bugtooday Waxaan sugayaa jacaylkoo Intuu ila sii sabbeeyoo Dookhuna ani ii sareeyo Sirtiisa bal aayar Aaan yar dhawrno Halkuu saldhiggiisu yahay
Queue is empty
-- / --