VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacaylka koobka qaaday - Lyrics

kalgacaylku waa qani waa quruxda aadmiga dhisme qoys yagleelmiyo noloshuu ka yahay qayb lamaanaha qudhoodiyo qalbiyada mataanoobay caaway aqal galkoodii aroos qiimo wayn tahay jacaylkan koobka qaadee aroos qaran weeyiye cali wuu u qalmaayee qorantiisa aaliya ha loo qaado astaanta qiimaha calankeena kalgacaylku waa qani waa qiimaha noolaha qodob aan la jabin karin noloshuu ka yahay qayb lamaanaha quluubtiyo qaybsaday jacaylkoo caawaad qodobkii guushiyo libta qurux ku gaadheen
Queue is empty
-- / --