VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu weynidaa - Lyrics

wakiil iyo naftani wehel baad u tahoo wakhtigaan ku tabo waykan baad tidhaa wabi caashaq baad i waraabisaa walaaciyo dhibtaad iga waanisaa warwarkoo dhan baad iga waabisaa wadadii janadaad ani igu wadaa adigaa wadnaha qalbigayga wadhan oo walaahi dhaar igu waynidee waligaaba jiroo waligaaba joog sida waalidkii waagii baryaba qofka ii warwara ee iga warwara waa tahay macaan waanan kuu ogahay wajiyo is fahmoo isku waarayaan kala weecanayn waynu leenahee isma waayaynee wacadkeena dhawr adigaa wadnaha qalbigayga wadhan oo wlaahi dhaar igu waynidee waligaaba jiroo waligaaba joog
Queue is empty
-- / --