VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Haka jeesan - Lyrics

jano weeyi caashaqu ama jamasha xoog lahoo laba jaad awligood kula jaaray nolosha ka unkamay jaleecada ana dookh i jiitiyo jideeye caashaq igu helay yaa ikaa dul joojo ii kaa jaraaya ha i jabin nacabkoo ha ka jeedsan ruuxdana kama jeedsado geesigu nafgayaan ka jamatoo nin ragiyo haween jecel uma jaro xidhiidhke iga daa jigaarkoo bal jaawaabsan iisheeg qalbi jirnaxaan kaa raba kuu qaboo jiryoon geyaankood ka jabiso jug looma geystee bal jawaabsan iisheeg jirjirada halbaw;aha adaa dhex jiifoo janadii sidaa tahay ama tahay wadnaha jeega jabaad iyo anoo reer jees kula wadaago farxad aynu jaarna hadba la ii jilaayo kolka aan yar jiifsado jawi aan ku kulana marba la idhex jooja
Queue is empty
-- / --