VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Barashada - Lyrics

baxnaanshihii odhaahdoow aabihii barbaartoow beer iga fogaadoow markay xaajo biliqdee burgashe la kala baxo kii loo baxsanayoow salaan buuro ahaaneed aan kugu bogaadshee baxsanoow ma nabadbaa adigii iyo bahdii kale barbaartii siday tahay baryo samo ma joogtaan bilawgiis kalgacalka baryo tagay xusuustood il nugaylka barashada balantiyo heshiiskii gabadhaan badhaadhaha ku balaynay xiisaha arooskii balaadhnaa bootorkiyo ciyaartii habluhu ay bilaayeen bud dhigihii unkaayee u harbaajay waa adi misna baabi,isii iyadoo la bixitimay baar furanka caashaqa kaysoo balaysee bidix sheekada ka baxnaani yidhiye ka baxshay sooryo xidideed beenta lagula xaalee
Queue is empty
-- / --