hadaad tag tyoo dhaqaaqdey
hadaad dal shisheeye aadey
haduu xiisihii dhamaadey
hadaan qabo dhaawiciisa
haduu kufo oon dul jiifo
hadii dhaayihii ku dhowray
dharaar qudha aad cidleysay
waxaan heli wiil kudhaama
waxan heli wiil idhowrta
waxasan heli geesiya
dhibteydana aan ku baanin
hadaan ahay ruux dhibtoodey
dartaa dhaawaca ku yaala
dadkoo dhami u ogadey
rabaa dhayi boodahayga
adaa nabsigaa dhitaystay
waxaan heli wiil ku dhaam
waxaan heli wiil idhowrta
waxa heli geesi dhiiranoo
dhibtaydana aa ku faanin

Exit mobile version