Gacan taada midig
Waan ubaah nahee
Ha iga goyn gacal
Walaal X2

Isoo gaadhay isoo
Gaadhay allaha kuu
Gar gaaree ana ii
Garaabee X2

Jaceel kaagu way
Gubee gaban yahow
Gibil kaygana gil
Gishee X2

Isoo gaadhay isoo
Gaadhay allaha kuu
Gar gaaree ana ii
Garaabee X2

Xil iigaloo igarja howl
Magaabiyee iigar gaar
Gacal walaal X2

Isoo gaadhay isoo
Gaadhay allaha kuu
Gar gaaree ana ii
Garaabee X2

Gabal dhaciyo waa
Guduutaan ku goobayoo
Ii gar waaqsan wayday
Gaban yahow X2

Isoo gaadhay isoo
Gaadhay allaha kuu
Gar gaaree ana ii
Garaabee X2

Exit mobile version