VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Qoonsi - Lyrics

Qosol qoonsibaa Dila Qabna quudhsigaa Dila Qadarbaa hankaa Dila Qudhna wadbaa Dila 2x Dadna laba qaraar iyo Wada qaadey caashaqa Qorshohooda waxa Dila Kibirkiyo khiyaamada Kibirkiyo khiyaamada Kibirkiyo khiyaamada 2x Adna qaalideydaay Qalbigaad ku weyneyd Naftii kuu qandhaysnayd Markii aad ka qanacdee Jacaylkuna qisada badan Quus iyo quus iyo lurbaa diley 2x Qasdi baajisbaa Dila Sir nin qeybiyaa Dila Qasabaa jacayl Dila Beena qirbaa Dila 2x Dadna laba qaraar iyo Wada qaadey dookh mida Qiimahooga waxa Dila Qadafkiyo is quudhsiga Qadafkiyo is quudhsiga Qadafkiyo is quudhsiga 2x Adna qaalideydaay Qalbigaad ku weyneyd Naftii kuu qandhaysnayd Markii aad ka qanacdee Jacaylkuna qisada badan Quus iyo quus iyo lurbaa diley 3x
Queue is empty
-- / --