VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jeedaall - Lyrics

waxaad jeceshahay lama helo naftaydaay wax ku jecelna diidee ma ogtahay janada udug nimaan jarin usoo marin sahal lama dhex joojee hadaad jamato geed adag oonad hayn wax kuu jara jabin mayso gacantuye haku daalin jeedaal indho sooma jiidan qalbi kaa janjeedha lugtii jeeni dhaaftaa nafteydaay way jactaaye ma ogtahay wabi soo jabsadiyo bada jawle ma ogtahay caga lama dhex joojee hadaad jamato cadawgaa iyo ruux ku jiidh neceb hadhka kuuma jiidee
Queue is empty
-- / --