Heesta Walaac - Lyrics
Wel welka waxa keena
Walaac igu beera
Waa jaceylka idabraaya
Wadnaheyga gubaaya
Adaan kuu wakiishee
Hadmaad ka war keeni
Wararka been abuurka
Wixii xuma keena
Waxey ka fureyso dhagaha
Weydhoda axdiga hka wecan
Waxaa iman dona waqtiga
Samihiisee u samir wanaage
Wardiga ila xooji
Waaxyaha kugu heysta
Warsan tii aan jeclaaye
Anigaa kugu weeha
Warkaaga igu weyno
Waxaan isku weyno
Weynuhu maba keeno
Adna ka war haayo
Waraabi dhankaaga
Cishqigeynu
Cishqigeynu wadaagnay
Maxan ku farxaya
Wacan aragaga
Wiilasha indhaheyga
Wixi kuu hiloba
Waxaa iqaboja
Weedhiyo
Weedhiyo kalmadada
Waxaa ta bogsiiso dabiibiyo
Wanaad sha waqtaa idabraya
Walee kama raagin
Waxaan ku kalsonahy inadan
Waxyeelo adigu milkineynin
Wixii alle keena
Wanaag ku sugeyna
Waxyaha kugu heysta
Waxaata bogsiiso dabiibi
Wanadjaa waqta idabraya
Walee kama raagin
Waxaan ku kalsonahy inadan
Waxyeelo adigu milkineynin
Wixii alle keenana
Wanaag ku sugeyna
Waxyaha kugu heysta
Warsan tii aan jeclaaye
Anigaa kugu weha
Warkaagaa igu weyno
Waxaan isku weyno
Weynuhu maba keeno
Adne ka war haayo
Waraabi dhankaaga
Cishqigeynu
Cishqigeynu wadaagnay.
Lyrics by: Abdi deeq