dooqaygaa midbuu doondoonayaa
indhuhuu kaligiii daa daawadaan
dartii kalgacayl ala la ilmaynayaa
maankayga wiilyahow adigaa dagee
darmaanyahow adigaan dadka kaa xushee
dajiyaay naftaydan waa diirisee
dareenkaygiibaa dalbtoo heshee
durdurkii nugaaalee baryo aan jirnee
diixihii togdheer iyo daalo aan soo amrnee
dola iyo wardheer geela aan daajinee
kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee
dawooy mudug aan ku dabaal dagnee
boosaaso diiqanan durba aan tagnee
degmadiii goldogob ku dalxiisnee
degmadiii goldogob ii dalxis gee
dabayshii jaceylkaa daf isoo tidhee
adaa deeqay maanka daacad ku ahee
daarihii jigjigaa soo daawanee
daafaha juba iyo baro dayranee
dalmac iyo booq kusoo doogsanee
dulqaad iyo asluubaa daaim kuu dhashee
dun gobaad li iyo daaha miiraneey
ninkii dookh uhelaa darajaynaysaa
daryeelaay quluubta adana kuu dabree
dalkeeniyo hooyoo damashad tagnee
kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee
dawooy mudug aan ku dabaal dagnee
boosaaso diiqanan durba aan tagnee
degmadiii goldogob ku dalxiisnee
degmadiii goldogob ii dalxis gee
kaalay kaalay soo duul xamar aan dagnee
dawooy mudug aan ku dabaal dagnee
boosaaso diiqanan durba aan tagnee
degmadiii goldogob ku dalxiisnee
degmadiii goldogob ii dalxis gee