VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Urugo - Lyrics

inkstoon is idhi daa oo ilaw inkastoon adkastoon aamusnaa inkabadan intaa ma awoodi karo adiguna sidaan ahay waad ogtahay adiguna sidaa tahay waan arkaa urugadan miyaan isku eeganaa intaa aawadaa kali ooyi laa adana aad dartay u ilmayn lahayd ma isku uur samaanaa eed laan inagoo is jecel ma is ilaashanaa eraygaaga kululi way amaan agjoogaag qudhi waa ii ayaan waan ku aaminee axdigeena dhaw indhahayga deqaay ii ahoow aayaha naftayda ii ahoow sidaan kuu ahaa manta iihahoow
Queue is empty
-- / --