VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Wacaneey aduunyada - Lyrics

wacaneey aduunyada intaan waligeey noolahay waxaan aan i daynayn wada dhalashadeeniyo waaceensigaagii hadaad waaxyahaygiyo wadnahayga jeex tahay anigoon warkaa hayn dhiigaa kaala weheshada maxa tagista wayda ah walbahaarka kugu diray dad jacayl wadaagoo waji kala sugaayiyo walaalaha is doortaa ma wiiqaan kalgacalkee yeey wadhidu raacday laadeena wacadqabaha keene waxsaarka leh ku waayoo iwaydaye mee wada jirkeenee wacaneey halbawlaha sambabada waraabshaa walbahaarku beerkuu waayo arag hadaan ahay waantoobi maayee hadaad walacsi laafyaha waydaaro leedahay kaa daba waraaqoo waheey waan ku sugaye intay wacashadaa tahay kala waabadkuna jiro dad jacayl wadaagoo waji kala sugaayiyo walalaha is doortaa ma wiiqaan kalgacalkee yay wadhidu raacday labadeena wacad qaba keene waxssaarka leh ku waayoo i waydee mee wadajirkeenee
Queue is empty
-- / --