VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Been been - Lyrics

ka dib barashadeenii kulan baaqday iyo xiisaa dareen igu balaadhay igu baahaybaa jira ama bil iyo jaahiyo bildhaan aragii koowaad baahidaada wiilyow busayl aan qarshaa jira saaxiib iyo barbaartii uma bogin warkoo jacaylke=aan i baabaan ka ilaaliyay buuqee sokeeyiyo bahdaydii badar lama wadaagine dareen igu bilaabmaan ku banbaaniyaa jiifkee adna ha igama marin baal ana yaanan biimaha bada aawadaa galin bishaaradii jacaylkana ha ka dhigin wax baylaha ha ii sheegin beenbeen ayaanan baahida baylah ruux kale u noqon noloshadii bildhaanayd ha ka dhigin bar kuma taal baaqiga ayaamaha nolol beegsigeediyo badhaadha jacaylkuba waa kslsoonidee baro nasiib waa barytiisee inaan karaamo buur leeg intaan kugu bariisimo waa balan aan ku siiyee ana inaan bishimaha erey beer qabooje kugu dhaho farxad kuugu baaqaan balan kuugu marayaa sidoo kale bushaariyo ana buuga caashaqa ka bilaabma magacaan bandhig kugu gudoonsiin
Queue is empty
-- / --