Aad baan kuugu
Baahnahay adna
Inaad ijeceshahay
Runtii waan ogsoon–
Ahay x2

Aqalkaan ku'ooyaa
Adiguna xafiiskaad
Urugada lajoogtaa
Urugada lajoogtaa
X2

Hadana garan maayo
Eedu meeshuu ka
Imanayee x2

Indhaha goortaad
Isaartid ayaad iga
Jeedsataa ayaad
Iga jeedsataa x2

Agtaada hadaan
Imaado adoo urgay-
Aan arkaa hadana
Ma'adkaysatide

Ayaamo markaad
Iwaydid akhbaar
Baad soodirtaaa
Akhbaar baad soo
Dirtaaa x2

Hadaba ibtilo waa
Tane inagaa afgarad
Yaa inoo sameeyaa

Hadaba ibtilo waa
Tanee inagaa afgarad
Ineed you yaa inoo
Sameeyaa x2

Ilaah baa isu keen
Qoray naftaydaad
Utahay agab ifkaan
Kugu jecelahay x2

Adigana aduunyadu
Waxay kuu ahaan
Lahayd anoo oori-
Daada anoo oori-
Daadaa x2

Hadana garan mayo
Iintu halkay ka abuur
Maysee x2

Albaqra goortaan
Maraayo ayaad alif
Joogsataa x2

Ka quuso markaan
Idhaahdo agaajaad
Iigu beeraysaa x2

Hadaba arimahan
Isgalay awood kale
Uma hayee ogaal
Baan usheegayaa
Shegaya shegaya
X2

Hadaba ibtilo waa
Tane inagaa afgarad
Yaa inoo sameeyaa

Hadaba ibtilo waa
Tane inagaa afgarad
I love you yaa inoo
Sameeyaa x2

Exit mobile version