VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Libta guusha - Lyrics

ma cisiga sharafteeydana dadbadan ka caroonayaa farxadaan camirtay anigu cuqdad laga qaadayaa ma halkaan cagta soo dhigee cadawgu ku mashquulayaan hadeey cirka soo dunshaan miyeey i coleen kareen ma libtiyo guushaan cugtaa qof kale iga celinkaraa ma ceesh rabi ii qoraa cid kale iga qaadeeysaa dad nimo caadil ii dhashaa masayr iyo ciilka baday miyuu caqli gab rajada mar uun ciideeyn karaa ma kartida cududeeydanaa caloosha laga diidayaa hadeey dhibsadaan cisiga carqalada maku beerayaan
Queue is empty
-- / --