VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Udug - Lyrics

edabtiyo xishoodkaan iin lahayd anshaxaaga gobanimo ku abtirsada waxaan u gaarta dhigay uur ku jecel naxariista eeg mada lagu abshiro erayada sidaan ogahay ii anfacay ubucdiyo wadnihii dhay oomana muu iman aduunkoo maan ku arag midaan weli asaga ku ag dhigaa inanyahow udgoonkiyo uduga badan udugyahow udgoonkiyo uduga badan nasabyahow dhulkoo idil loo ifshaa amaantaadu waa midaan iga idlaan agtayday naftaydino ku aamina tahay dareen iga awood badan bay amroo odhaahdiyo codkaagan ulanayaa igu adag ayaamahaad aamustaa
Queue is empty
-- / --