VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Awada u dhibtoon - Lyrics

maxaan adigu kali kuu ooyay ama aan dartaa u ilmeeyaya adna aad mar qudha ii ogaan la day anigo ifkaba adi kuu jeclahay oo aan mar qudha kaa ahaan ka rayn adigu maxaad iigu darantahoo oo aad ayaan kastaba iidhawacdaa adigoon irabin yaan aawadaa u dhibtooninoo uga go in dadkee inaad i ogoshiyo inaan kaa agtago labadaa mid un afka iigu sheeg aniguna asaagaa kuma ag dhigo adna aragtidaadan meel fog jirin adna wehel aduun baan kaa dhigtaa ana aamusnaan baad igu dishaa ana eegmadaadaa ii dawaa adna eray i dhibayad igu tidhaah aniguna agtaadaan doonayaa adna ulaashadeeydan kuu cuntamin
Queue is empty
-- / --