Heesta Labadii - Lyrics
Labadii kabatee
Kalgacayl kuloolama
Koriyo kobciyaaaa
Kortii nacabkood
Karkabeey ka baxeen
Kol haddaan kasbaday
Kashka kaan ka rabay
Ka daba labayee
Kolkii aan kumanaan
Kamaaloow ku jantoo
Kamadoo bogsaday
Kalaguur kuturee
Kalifaaq ka wiiree
Kol haddaan kasbaday
Kashka kaan ka rabay
Ka daba labayee.