Niyadayda ko dagan
Anigoon dareen qabin
Ayaan dacal ka halacsaday

Walee maan danbaabine
Macaanaw maan duloobine
Sinaba kuguma daayeen
Waagii dilaacaba yaan kugu ducaystaa

Doonidii jacaylkaa
Anigoon dabal baran
La dawaafay badahee

Exit mobile version