VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Beerkiyo wadnaha - Lyrics

beerkiyo wadnahaba adigaa ku baahee barashadaada ani ku bogsoodee bilaahi waxaad tahay nolosha badhkeedee balantan lahayn lama baajin karaayee caashaqu waa badwayne boholyow aan dhamaane ii kaba baabiinaaye barbarkayga taagnowee boqolaal haweenbaa kaa dhex baafinaaye caawa kaala soo baxayee bidixdayda taagnowe beeriyo wadnahaba macaaan beerkiyo wadnaha bebe bukaan ha iga dhigan balaayo ha iu radin nafta bahalyow iyo baylah ha badin taan is biirsanaay taan is booqanoo isu boogananaay bidixdaydiiyeey barbarkaygiiyeey ila baashaal
Queue is empty
-- / --